555818_10200199915994354_1179776526_n 548369_10201180353965830_1185501263_n
SOMALI LINKS

arsene wenger oo doonaya inuu soo xero geliyo ninka gadoodsan ee man utd nani

Number of View :372

tabababaraha Kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa doonaya in uu January Emirates keeno ciyaaryahano tayo leh sida Saha iyo Reina oo uu u arko in uu xalin karo dhibaatada ka heeysata Arsenal gool dhalinta iyo gool ilaalinta

Arsene Wenger ayaa doonaya in uu Ferguson ka iibiyo Nani maadama uu RVP ka iibiyey, wenger ayaa ku iibiyey Robin Van persie aduun lacageed oo gaaraya £24m xilli uu ahaa RVP weeraryahanka kaliya ay ku tashato Arsenal waloow ay kooxda joogaan weeraryahano kale laakin V. Persie ayaa ahaa laf dhabarta Arsenal, balse Wenger ayaa haatan u hanqal taagaya sidii uu kula soo wareegi lahaa weeraryahanka Reer Portugal ee Nani, maadaama uu ciyaaryahanka ku fashilmay Garoonka Old Traford.

RVP ayaa ka caawiyey Manchester united inay ku hogaamiso Primier League 7dhibcood oo cad, laakin katagistii RVP ee Arsenal dhabarjab ayeey ku keentay maadaama aysan arsenal ku jirin Afarta ugu sareeysa Primier League.

Wenger ayaa indhaha la raacayey Zaha laakin wuxuu u arkaa in Nani uu yahay nin qibrad u leh kubadda cagta wuxuuna shaaca ka qaadan wenger in uu awoodo lasoo wareegitaanka Nani maadama lagu qiimeeyey aduun gaaraya  £12m Isbuuciina uu ka qaadan doono Kooxda Arsenal £90,000, waxayna Arsenal dooneeysaa inay Chamack ka iibiso Bisha January kooxda West Ham sidoo kalana ay Chamack xiiseeynayaa kooxo kale oo fara badan

Balse waxaan la garaneeyn in Ferguson uu ka iibin doono Arsenal Nani iyo in kale laakin waxay u badantahay in Arsenal ay lasoo wareegi doonto.

madiin.net

xafiiska ciyaaraha muqdishoChelsea+v+Manchester+United+-+Capital+One+Cup+Fourth+Round

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>