Number of View :226



Shir balaaran oo aad loo soo agaasimay ayaa waxaa yeeshay beesha isaaq daa’uud ee abgaal shirkaas ayaa lagu dooranaaye nabadoon iyo nabadoon xigeen
Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad magac ku dhaxleh soomaalida iyo waliba bulshada aduunka sida :
Xaaji muuse suudi yalaxoow
Gudoomiyihii hore ee gobalka
banaadir cade gaaboow , gudoomiyihii gobolka shabeelada dhaxe iyo sakaariil ciidanka xoogaiyo gudi ka socda sportihotel orintal ayaa waxaa lagu doortay nabadoon haji abuukar max’ed max’uud afjirid asigoo ku xugen loo doortay abdiqaadir max’uud max’ed abaabul
beesha isaaq daa’uud iyo lixda calooley ayaa isku raacay iney nabadoon guud ka dhigteen afjirid sidoo kale waxaa xaflada ka hadlay si weyna ugu duceeye beesha hawiye iyo xilka loo dhiibay yahay mid aad u culus una si dacad ah uguto xilka loo dhiibay .
xaaji muuse suudi yalaxoow ayaa ahaa Siyaasiyiintii aad ugu dhaxmuuqday xalfada iyo caleema sarka nabadoonka.
madiina.net@hotmail.com