555818_10200199915994354_1179776526_n 548369_10201180353965830_1185501263_n
SOMALI LINKS

assilas oo noqday goolhayaha ugu wanaagsan caalamka

Number of View :635

Goolhayaha kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa loogu codeeyay goolhayaha ugu fiican sannadkan, abaalmarinta ay bixiso xiriirka caalamiga ee taariikhda kubada cagta iyo istaatistikada. (International Federation of Football History and Statistics.)

Waa markii shanaad oo IFFHS ay abaalmarintan gudoonsiiso Casillas kaasoo 224 cod ka helay joornaaliistayaal kala jooga dunida dacaladeeda, waxaana 96 cod uu ka badnaa ninkii ugu soo dhawaa oo ahaa goolhayaha Juventus Gianluigi Buffon.

Tartamayaasha kale waxaa ku jiray Petr Cech, Manuel Neuer, Joe Hart iyo Victor Valdes.

Casillas ayaa sannadkii hore waxa uu La Liga la qaaday Real Madrid, halka uu Euro 2012 sidoo kale ku hogaamiyay xulka Spain.

Waxaana abaalmarintan ay ku soo aadeysaa xilli booskiida Bernabeu uu su’aal ka keenay tababare Jose Mourinho.

madiina.net

xafiiska ciyaaraha1A5CA3BD83022A2ECA487EBDAE7 1A5CA3BD83022A2ECA487EBDAE7 muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>