Arimaha Diinta
-
Q:2AAD Sheekadii la magacbaxday WEY ISIRTAY ILEEN WAA LA QABAA?
April 16, 2013
Siddeeddii fiidnimo iyo qaddar daqiiqado ah ayaa waxaan soo istaagay meel aan sidaas uga fogeyn waddada loo yaqaano 12street ee ku taala xaafadda Soomaalidu ku -
Qeybta 1aad Sheekadii !!!Wey isirtay ileen waa la qabaa?..
April 13, 2013
Waa casar liiqad qorraxdu baalka sii dhiganeyso waxaan ka soo baxay shaqadii aan aroornimadii hore galay waxaan dareemayay daal xooggan, saanta ayaan hoos ka bo -
Abidkey tanoo kale -Sheeko Ukun iyo Canjeero,(Qormadii Abukar Albadri)
April 10, 2013
Waa aroor hore. Masaajidda salaadda subax way faaruqeen balse waagu si dhab ah uma dilaacin. Shanqarta guud ahaan aad ayey u yar tahay, jawiguna aad ayuu u de -
Ciidamo ka Tagay Gedo oo Gaaray Jubadda Hoose,Dhageyso Faah Faahinta warkaas
March 11, 2013
Dhawaan waxaa Gobolka Jubadda hoose gaaray ciidamo boqolaal ciidamo ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo ka tagay Gobolka Gedo.
Ciidamadaasi oo dhinaca dh -
Raisal Wasaare Saacid oo siwayn loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo Dhagayso Qudbada Saacid
March 11, 2013
Halkaan Kadhagayso Qudabadii Ra,isulwasaare Saacid
Waxaa Galabta siwayn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ka duulaan ee Magaalada Gaalkacyo Wafdi -
Daawo Sawirada:- Ra’iisul W. Soomaaliya Ayaa Khudbad Dheer Ka Jeediyey Golaha Baarlamaanka Puntland Kormeerna Ku Tagay Xarumo Kala Duwan
March 10, 2013
Garoowe, Mar, 10, 2013…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo waftigii uu hogaaminayey oo maalintii lab -
Xasan Sheekh Maxamuud oo Hambalyo u diray Uhuru Kenyatta
March 9, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Kenya ay dooratay, wuxuuna ugu baaqay xasilnaan iyo deganaasho in loo mujiyo Natiijadda doorsh -
Jariiradda Wikileaks oo Shaacisay Warbixin Xasaasiya oo ku Saabsan Maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Ujeedada Kenya.
March 2, 2013
Wikileaks oo Warbixin Xasaasiya Soo bandhigty oo ku Saabsan Maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Ujeedada Kenya.
Wikileaks ayaa waxay shaaca ka qaaddey qorsha -
Dhagayso Sidee u arkeen Siyaasiinta iyo Waxgaradka Gobolka Gedo Shirkii shalay ka furmay Kismaayo
March 1, 2013
Halkan Riix si aad u dhagaysato
ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa wuxuu shalay si weyn ugu been aburtay Masuliyiinta Maamul usa -
Kusoo dhawada Wabka Madiina.net,Kana raali Noqda Intii aan hawada ka maqanayn
February 21, 2013
Waxaan idinkugu bishaaraynaynaa in maalmo kadib aan shaqdii dib u bilaabno sababa la xariira dibuhabayn ku socotay Shabakadda Madiina.net
Waxaan sidookal
LATEST NEWS
-
Sarkaal ka tirsan ciidamada Kenya oo caawa lagu dilay Wajeer.May 18, 2013
-
Dawladda North Korea oo tijaabisay saddex gantaal.May 18, 2013
-
Madaxweynaha oo ka hadlay arrimaha Jubbooyinka,nidaamka Fedraalka,iyo isu taagga Somaliland.May 18, 2013
-
Siilaanyo”waa wax aan dhaceyn inaan ka laabano gooni isu taageena.May 18, 2013
-
Doonyaha sharci darada uga kallumeysanaya Kheyraadka biyaha Soomaaliya oo soo badanaya.May 18, 2013
-
18May oo micnooyin kala duwan looga xusay gobollada Sool,Buuhoodle,iyo meelo kale.May 18, 2013
-
DEG-DEG Wafdigii IGAD ee gaaray kismaayo lana kulmay Maamulka cusub ee Jubba-land.May 18, 2013
-
Ban-ki Moon oo Ruushka ugu baaqay in ay joojiyaan taageerada ay siiyaan Bashaar Al-asad.May 18, 2013
-
Qaraxyo iyo dilal ka dhacay degmada Jowhar .May 18, 2013
-
Maamulka Somali-land oo xusaya maalinta gooni isutaagga ee 18ka May,xilli 22 sano kaddib aanay helin ictiraaf.May 18, 2013