555818_10200199915994354_1179776526_n
SOMALI LINKS

ciidanka amaanka dagmada afgooye oo fashiliyey qarax baabuur …

Number of View :53

wararka naga soo gaaraya g/shabeelada hoose ayaa sheegaya in halkaas lagu fashiliyey qarax ay soo wadeen kooxda al shabab oo lagu waday gawaarida raaxada ayaa lagu qabtay xaafad ka mid ah afgooye .

Saraakiisha Dowlada ee ku sugan Afgooye ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay kaas oo ku sii jeeday Muqdisho.

Wararka ayaa sheegay in Gaariga ay Ciidamada Dowlada ku qabteen duleedka degmada Afgooye kadib baaritaan ay sameeyeen.

afhayeen u hadlay ciidamada amanka dagmada afgooye ayaa sheegay in qaraxaas la rabay in lagu dhibaateyo xarumaha dowlada iyo shacabka soomaaliyeed.

madiina.net

xafiiska wararka

muqdisho


Nagala Soo Xiriir

madiina.net@hotmail.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

LATEST NEWS