Number of View :173
Howlgalka ay ciidanka hay’adda nabad sugida Qaranka saakay ka sameeyeen degmooyinka Yaaqshiid Hiliwaa iyo Daayniile ayaa waxa ay ku soo qabteen tira ka tirsan Xarakada al shabaab kuwaas oo uu ku jiray sargaal ka tirsan kooxda al shabaab.
Taliyaha ciidanka nabad sugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Erag oo warbaahinta maanta ugu soo bandhigay ragan oo gaarayay ilaa 7 oo uu ka mid ahaa sargaal ka tirsan kooxda al shabaab mudana ay ciidanku ku raad joogeen.
madiina.net@hotmail.com