Number of View :162
Qarax Ismiidaamin ah ayaa maanta ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Hoyga uu ka daganyahay Ra’iisul Wasaare Saacid.
Inta ogyahay Qaraxaasi waxaa ku dhinta hal askari oo ka tirsan Ilaalada Ra’iisul Wasaaraha Tiro kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray.
Hoos ka daawo Sawirada
madiina.net@hotmail.com