Number of View :297
Horey waxaa m
agaalada Bosaso logu diley Shiikh Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxaanoo ahaa Shiikha maanta la diley saaxiibkiis ay muddo dheer jaal ku ahaayeen fidinta diinta islaamka. S
Shiikh Cabdulqaadir ayaa dilkii Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ku eedeeyey in ay ka danbeeyeen Amniyaadka Axmed Cabdi Godane oo ah hoggaamiyaha Dhaq-dhaqaaqa al-Shabaab, arrintaas oo gadaal ka soo baxdey lana qabtey qaar kamid ah kuwii diley Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaankuwaas oo sheegay in amarka Amniyaadka al-Shabaab lagu diley Dr.Axmed, ayna jiraan rag kale oo lala dili lahaa oo ay ka mid ahaayeen Shiikh Cali Warsame oo magaalada Burco ku nool.
madiina.net@hotmail.com