Number of View :188
Waxaa galabta dhici doona kulamada ugu adag horyaalka ingiriiska ciyaarta hore waxa kuwada kulamaya laba koox ee tunka weyn horyaalkas xaga taariikhda waa man unitrd iyo liverpool.
Kulanka: Manchester United v Liverpool
Garoonka: Old Trafford
Garsoore: Howard Webb
Waqtiga: 4:30 p.m waqtiga Soomaaliya.
LINE-UPKA MACQUULKA AH:
MANCHESTER UNITED
![]()
De Gea
Rafael, Evans, Vidic, Evra
Valencia, Carrick, Scholes, Giggs
Van Persie, Chicharito
LIVERPOOL
![]()
Reina
Johnson, Skrtel, Agger, Downing
Gerrard, Lucas, Allen
Sturridge, Suarez, Sterling
Wayne Rooney ayaa weli dhaawac jilibka ah ku maqnaan doona laakiin waxa uu taam u noqon doonaa kulanka ku celiska ah ee FA Cuo ee ay kooxdiisa arbcada la ciyaari doono West Ham.
Liverpool ayaa waxaa weli ka maqan Jose Enrique iyo Martin Kelly, sidaasi darteed Andre Wisdom ayaa ku soo bilaaban doona daafac midig, halka Glen Johnson uu ka ciyaari doono daafac bidix.
Ciyaaryahanka cusub Daniel Sturridge ayaa laga yaabaa inuu kulankiisii ugu horeysay ee horyaalka u safto Liverpool kulanka maanta.
madiina.net
madiina.net@hotmail.com