Number of View :292
Waxaa caawa 7:oo fiidnimo geesaha is gelin doono laba koox ee arsena; iyo man city garoonka kooxda arsenal ee emarates studium.
Kulanka: Arsenal v Manchester City
Garoonka: Emirates Stadium
Garsoore: Mike Dean
Waqtiga: 7da fiidnimo xilliga Soomaaliya.
LINE-UPKA MACQUULKA AH:
ARSENAL

Szczesny
Sagna, Mertesacker, Vermaelen, Gibbs
Arteta, Wilshere
Oxlade-Chamberlain, Cazorla, Podolski
Walcott
MANCHESTER CITY

Hart
Zabaleta, Nastasic, Kompany, Clichy
Garcia, Barry
Silva, Tevez, Milner
Dzeko
Ciyaaryahanka khadka dhexe Abou Diaby ayaa laga yaabaa inuu ciyaaro, inkastoo uu u ciyaaray kooxda juunyeerka isbuucii hore ka dib seddex bilood oo uu dhaawac ku maqnaa.
Ciyaaryahanka kooxda Arsenal Olivier Giroud ayaa shaki uu ku jiraa fayow qabkiisa ka dib dhaawac jilibka ka soo gaaray kulankii ay barbaraha la galeen Swansea.
Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa ugu yaraan garoomada ka maqnaan doona isbuuc kale isagoo la maqan dhaawac jilibka ah.
Samir Nasri ayaa weli ganaax ku maqan laakiin Aleksandar Kolarov ayaa diyaar ah mar kale ka dib markii uu ka soo dhaawac.
Labada walaalo ee Yaya Toure iyo Kolo Toure ayaa u ambabaxay koobka qaramada Afrika, halka Abdul Razak uu sidoo kale hore u raacay.
madiina.net
madiina.net@hotmail.com