555818_10200199915994354_1179776526_n 548369_10201180353965830_1185501263_n
SOMALI LINKS

Gudoomiyihii Bankiga Jabuuti oo xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi

Number of View :207

imagesAllaha u Naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday isbitaalka Agha Khan ee magaalada Nairobi ku geeriyooday Allaha u naxariistee Jaamac Maxamuud.

Jaamac Maxamuud Gudoomiyihii hore ee Banka Jabuti ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay ku xanuunsanayay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Marxuumka ayaa waxaa kaga Furmay Dhiig Madaxa waxaana lasoo sheegayaa in loola cararay Isbitalka Kadibna uu ku geeriyooda.

Allaha u Naxariistee Jaamac Maxamed ayaa la filayaa saakay in loo dhoofiyo dalka Jabuti halkaasi oo loogu samayn doono Aas Qaran.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>