Number of View :44
Wararka aan ka helayno magaalada Baardheere, ee gobalka Gedo, ayaa waxa ay xaqiijinayaan in horjoogayaashii dagaalamayaasha Shabaab ay isaga huleleen magaaladaasi habeenimadii xalay.
Goob joogayaashu waxa ay xaqiinijnayaan in saraakiishaasi oo in badan ku sugnaa halkaasi ay u anba bexeen gobalka J,Dhexe halkaasi oo wali Shabaab ay awood ku leeyihiin.
Wararku waxa ay intaa ku darayaan in Baardheere ay wali ku suganyihiin dagalamayaasha Shababa ee loo yaqaannno Amaniyaadka kuwaas oo wali aan iyagu ka dhaqaaqin.
Kabixitaanka hogaanka Shabaab ee Baardhere ayaa lagu sheegay in ay tahay cabsi xooggan oo kasoo wajahday ciidamada dowalda Soomaaliya oo waayahaan weday dhaq dhaqaaq ay
Shabaab uga saarayaan guud ahana gobalka Gedo.
madiina.net
xafiiska wararka muqdisho
madiina.net@hotmail.com