555818_10200199915994354_1179776526_n 548369_10201180353965830_1185501263_n
SOMALI LINKS

kooxda oo swansea oo guuldarro xanuun badan dhadhansiiyey chelsea

Number of View :1418

Waxaa ciyaar xiiso badan dhex martay labada kooxood ee kala ah Chelsea Vs Swansea C. oo ciyaarayay Semifinalka Koobka Capital One Lugtiisa hore taas oo 2 iyo 0 ay ku badisay Kooxda Swansea C.

Kooxda Swansea C. ayaa waxeey ka faa’iideyysatay laba qalad uu sameeyay Ciyaariyahanka Daafaca ah ee Ivanovic waxaana halkaasi si fudud ay ku heshay Laba Gool oo u saamaxay in ay dubtaan Kooxda Chelsea.

Ciyaariyahanka Michu ayaa Daqiiqadii 39 dhaliyay Gool qurux badan asagoo ka faa’iideeysatay Qalad uu sameeyay Ciyaarihanka Daafaca ee Ivanovic waxaana mar kale dhamaadkii ciyaarta uu qalad kale uu sameyay hadane Ciyaariyahanka Ivanovic dhamaadkii Ciyaarta uu hadane mar kale waxaa ka faa’ideestay Ciyaariyahanka Graham oo ka dhigay Natiijada Ciyaarta Chelsea 0 2 Swansea.

Guusha Kooxda Swansea ay caawa ka gaartay Lugta hore ee Semifinalka Koobka Capital One ayaa ka dhigeeysa in ay natiijo fiican ka gaartay Kooxda Chelsea ayagoo mar kale hadane la ciyaaraya Lugta labaad. oo ka dhaceesa garoonka swansea city.

madiina .net

xafiiska ciyaaraha muqdishoMichu_1651881a

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>