Number of View :175
Madaxweynaha Mamulka Puntland Ayaa maanta kadhofay Magaaladda Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari safarka madaxweynaha ayaa Waxaa ku Weheliyeey Masuliyiin katirsan Xukumadda Sidaa Wasiirka amniga Puntland Khaliif ciise Mudan Wasiirka Tekedaha Iyo Badda Puntland iyo Masuliyiin kale
Safarka Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheikh maxamed Faroole ayaa Waxuu ku Wajanayahay Inu Ka Qayb Galo Tacsida gudoomiyihii Bangiyada Jabouti Alaha u Naxariiste Jaamac Maxamuud Xayd oo dhowaan ku geeriyoodey magaalada Nairobi.
fhayeenka Madaxtoyada Puntland Axmed Cumar Xirsi oo la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey safarka madaxweynaha uu ku tagay dalka Jabouti
Madaxweynaha Puntland Inta U Joogo Jabuuti ayaa Waxaa u la Kulmayaa Masuliyiinta Iyo Madaxda Sare Ee Dalkaas
madiina.net@hotmail.com