Number of View :77
Buralayda Gal Gala Ee Gobalka Bari waxaa Malmahan is Hor Fadhiyaa Ciidamadda Mamulka Puntland iyo Sidoo Kale Ururka Al shabaab Ee Puntland
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ee aaga Gobolka Bari Kornel JaamacAfguduud ayaa maanta la Hadlay Saxaafadda Wuxuna Ka Hadlay Dagaaladaas Isagoo Sheegay In ay Wali socdaan Howl Galadda
Taliye Afguduud Wuxuu sidoo Kale sheegay In ay Jogaan Dalkooda isla Markaana ay iska Dhicinayaan Wuxuu Ugu Yeray Arga Gixiso Waa Sidaa U Yiriye
Malmihi Dambe ayaa Waxaa is Hor fadhiyeey xarakada al shabaab Iyo cidamadda Mamul Gableedka Soomaliyed Ee Puntland
madiina.net@hotmail.com