Number of View :116
Sida Ay Sheegayaan Wararka Dheeraadka ah ee Soo baxaya Weerarkii Xalay Buulo Mareer Ciidamada Cirka Faransiiska Ayaa xalay 3 Weerar oo Isdabashoo Waxa ay ku Qadeen Deegaanka buulo Halkaasi Ay Kusugnayeen Abuu Mansuur al amriki iyo Askarigii Faransiiska.
Weerarkii Hore Ayaa Waxaa Soo Qaaday 3 Diyaaradood Kuwaasi oo Badbaadin Lahaa labadan ruux Hase yeeshee Ilaalada Shabaab oo Arkay ayaa Rasaaso Oada Uga Qaaday Ciidamadii Saarnaa Diyaaradaha oo Qaarkood Dhulka Kusoo Baaday Iyo Waxaa Raas Isweydaarsaday Ciidamadii Shabaabka Waxaana Halkaas Ciidamada Faransiiska Uga Dhinta 2 Askari.
Weerarkii labad oo Ay Soo Rogaal Celsheen Ciidamada Faransiiska Ayaa Waxaa Uga Dhaawacmay Hal Askari oo Ay Meesha Uga Tageen.
Ciidamada faransiiska Ayaa Weerarkii Xalay Waxa Ay Kuwaayeen 3 Arkari Waxaana Dadka Deegaanka oo Aanu Xariir Lasameynay noo Xaqiijiyeen Labo Askari oo Faransiisa Meydkooda yaalo goobtii Xalay dagaalku Kadhacay
Sarakiil Sar Sare oo Shabaaba Ayaa Si Hoose U sheegay In Askarigii Xalay Ay Kaqabteen Ciidamda Faransiiska Ay Ku Hayaan Meel Qarsoodi ah.
Dagaalkii Xalay Ayaa Shabaab Waxaa Ugu Soo Gacan Galay Askarigii Labaad oo faransiisa Waxaana Xalay Faransiisku Kufashilmeen Weerarada nuucani oo Kale Ah oo Ay Kageysan Jireen Gudaha Dalka Soomaaliya.
madiina.net
xafiiska wararka
muqdisho – somalia
madiina.net@hotmail.com