Number of View :232
Macalinkii hore ee Anfield ayaa sheegay inuu ugaarsanayay kubad sameeyaha Spain sanado ka hor intii Arsena wenger uusan kula soo saxiixan Arsenal
Chelsea ayaa ku soo dhawayn doonta Arsenal Stamford Bridge galabta Axada wuxuu sheegay inuu isku dayay inuu la soo saxiixdo Ciyaariyahanka qadka dhexe markii uu joogay Liverpool Shan Sano ka hor intii Ciyariyahanka Spain uusan u dhaqaaqin Gunners
Macalinka ku meel gaarka ah ee Chelsea Benitez ayaa ku dhawaaday inuu la soo saxiixdo Cazorla Marki uu hayay Xilka Anfield laakiin Villarreal ayaa diiday inay iska iibiso Ciyaariyahanka kubad sameeya ah kaasoo Arsenal ay kala soo saxiixatay Malaga xagaagii la soo dhaafay
52 jirkan ayaa rumaysan ciyaariyahanka lagula soo saxiixday 12 Million ee Pound inuu u sal dhigtay si wanaagsan Emirates Stadium laakiin wuxuu ku digay in dhankiisu ay diyaar u yihiin soo booqashada kooxda Arsene Wenger isla markaana uu ku raaxaysto kulamada waaweyn
Benitez dhankiisa Chelsea ayaa ku dhibaatoonayay inay guulo ku gaareen kulamada Horiyaalka Premier League iyagoo hal kulan badshay todobadoodi kulan ee ugu dambaysay waxayna 13 dhibac ka dambeeyaan kooxda hogaaminaysa Horiyaalka Manchester United
madiina.net
madiina.net@hotmail.com