Number of View :95
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si aad u qurux badan loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee Caasimadda wadanka Kenya, waxaana Garoonka diyaaradaha kasoo galbiyay Mootooyinka Madaxweynayaasha lagu hogaamiyo iyo Baabuurta sida gaarka ah loogu talo galay in madaxda lagu qaado.
Madaxweyne Xasan ayaa markuu Garoonka diyaaeadaha laga soo galbinayay waxaa loo xiray wadada dheed ee Mombasa Road ilaa wadada tagta aqalka madaxtooyada ee Satate House-ka.
Daawo Sawirro tiro badan oo soo dhaweyntii madaxweynaha ah.
Xafiiska Wararka Madiina.net
Muqdisho-Soomaaliya
+25261572222
madiina.net@hotmail.com