Number of View :47
Inaalilaahi wa Inaa ileyhi raajicuun waxaan halkan tacsi uga direynaa reer maxamed abuukar iyo hooyadood fadumo nuurow geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee safiyo maxamed abuukar . Waxaa halkaa tacsida ka diraaya dhamaan dadka hoos ku qoron oo kala ah: Maxemed nuur axmed cadde. Batuula nuur axmed cadde. Cabdi nuur axmed cadde. Xuseen nuur axmed cadde. Xabiiba maxamed nuur. Sahra maxamed nuur. Nadiifo maxamed nuur. Abdirahman maxamed nuur. Farxiya maxamed nuur. Maryan maxamed nuur. Abdirizak maxamed nuur. Abshir muse suudi. Dhamaan reer xasan maxamed. Saynab xasan. Xabiiba xasan macalin. Leyla maxamed xasan. Ahmed maxamed xasan. Muxudin maxamed xasan. X sacdiya maxamed xasan. Faisa maxamed xasan. Eeda qadiija cabdi. Safiyo axmed shiiqow. Cabdirisaq axmed shiiqow. Xaawa aw axmed garweyne. Wiilo geedi suubiye. Dhamaan teen waxaan ilaahay uga baryeynaa jannatul fardowsa Inuu ugu bishaareeyo eheladii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan ka siiyo,Aaamiin Aamiin inaalilaah wa inaa ilaah raajicuun....
madiina.net@hotmail.com