555818_10200199915994354_1179776526_n
SOMALI LINKS

Toos u Daawo Soodhaweynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaliya Ee London

Number of View :232

XasanWarbaahinta Qarniga ee Madiina.net ayaa waxa ay xil iska saartey  Soo dhaweeynta Madaxweynaha Dowlada Somaliya oo socdaal ku jooga Magaalada London ee dalka Ingriiska halkaas oo ay ka socoto qaban-qaabo xooga oo lagu soo dhaweynayo taas oo ay ka qeyb qaadanayaan siyaasiyiin wax qarad iyo dhamaan jaaliyadda Soomalida ee Wadanka UK.

Halkaan toos uga daawo Soo dhameynta Madaxeynaha Somaliya Ee London

 www.madiina.net


Nagala Soo Xiriir

madiina.net@hotmail.com


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

LATEST NEWS