Number of View :86
Wafdiga Madaxweyne kuxigeenka Galmudug uu hogaaminayey ee maanta muqdisho gaarey ujeeda Socdaalkiisu waxa ay qaybka tahay Balaarinta Maamul ay wada dhistaan Umada ka soo jeeda Gobolada Hiiraan Galgaduud iyo Mudug oo Maamulka Galmudug iyo Ehelusuna Waljamaca Gobolada dhexe ay maalmo kahor heshiis kuwada saxiixdeen in labaadi doono mas’uliyiinta Umada Kamaqan mideynta Maamul Goboladaan ay ku mideysanyihiin
Wafdiga madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ee muqdisho gaarey waxaa kamid ahaa Wasiiro ay kamid yihiin Wasiirka Warfaainta Axmed Max’ud Baasto,Wasirka Dib-uheshiisiinta Xasan Faarax Barre,Wasiirka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Xasan Max’ud Hayl
Iyadoo lafilayo in wafdigaan uu kulamo Goordhow laqaato Madax katirsan Dowlada Soomaaliya iyo Mas’uliyiin ka socda Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud
madiina.net@hotmail.com