Number of View :63
Waxaa Malmahan Kormeer Booqasho ku marayeey Degaano katiirsan Mamul Gobaleedka Puntland Wasiiro Katirsan Puntland
Wasiirka Wasaarada Caafimadka Ee Mamul Gobaleedka Puntland aya Qayb ka ahaa Masulyiinta Boqanaysaa Magaaladda Gaalkcyo Ee Xarunta Gobalka Mudug Muhiimadda Imaansha Galkcyo Ee Wasaaradda Cafimaadka ayaa ah Sidi ay u Indha Indhayn Lahaayen xaalada Cafimaad Ee Gaalkcyo Iyo sidoo Kale Cisbitaalka Guud Ee Gaalkcyo Xaaladiisa
Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Wasaaradda Cafimadka Ee Puntland oO La hadlay Saxaafada ayaa sheegay in ay U Yimaaden Gaalkcyo Siday U Ogaan lahayeen Xaladaa Cafimaad Ee Gobalka Mudug
Tiro Wasiira ah ayaa Malmahan Boqosho Ku Yimid magaalada Gaalkcyo Waxayna Shegeen In muhimada ay u yimaaden ay Tahay Indha Indhayn Xaladda Gobalka Mudug
madiina.net@hotmail.com