555818_10200199915994354_1179776526_n 548369_10201180353965830_1185501263_n
SOMALI LINKS

war dag dag ah : qarax xoogan oo ka dhacay afka hore ee madaxtooyada soomaaliya.

Number of View :289

wararka naga soo gaaraya xarunta madaxtooyada soomaaliya ayaa waxaa ka soo baxaya in uu qarax xoogan ka dhacay halkaas ka dib markii hal mar la maqlay qarax weyn ilaa hada waxaa ka soo baxay warar kala duwan oo ku saabsan qaraxaas waxa sababay waxa uu qarax ka dhacay safaarada ethiopia ee muqdisho .

dadka qaar ayaa sheegay inuu is qarxiye qof naftii hure ah oo ilaa hada lama shegi karo nin iyo naag waxa ay tahay .

ilaa hada lama hayo qasaaraha rasmiga ah ee qaraxa uu geystay dhimasho iyo dhawac goobta qaraxa ayaa durba waxaa soo gaaray ciidamada soomaaliya iyo amisom xarunta madaxtooyada ayaa laga dareemaya feejignaan dheeraad ah .

wixii warar ku soo kordho waxaam idinkugu soo gudbineynaa wararkeena dambe .

 

madiina.net

xafiiska wararka muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>